1. Farxd iigu seexo (qofka markii hore xanaaq muu ku seexan jiray)
2. Hadda ayaan qalbiga kugu haayay inaa dhahdo marka qof kusoo waco (in maalmahan dhan uu xasuusan u badi)
3. Naftaada ii ilaali ( adiga kaa hor yaa ilaalin jiray)
4. Qali adiga dami telka maya adiga dami (dami ayaa saacado la isku Baryayaaa)
5. Afar saac ayaa lagu dhahaa ma ii quraacatay (hadde ayada/isagana 7 canjero ku maqan)
6. Aadaanka ayaa dhacay ma maqlaysaa? (Waligey qof intan i garsiya adaan kaa arkay ku lahaa)
7. Qaali waa sexday ayaa 10:00 saac la is dhahaa kadibna sheekada way sii socinee ilaa 01:00
8. Intee ku maqneed intaan dhan marka dadka kale baranaayay adiga ina ku barto ayay ahayd - been badanaa😀