About
Haldoorka waa majalad aqoon kororsi oo loo aas-aasay wacyigelinta iyo dhiirragelinta bulshada Soomaaliyeed sii loo horumariyo caafimaadkooda iyo noloshooda, waxaana wax ku qora Qoraayaal Soomaaliyeed oo aqoon duruqsan u leh arrimaha caafimaadka, naf kobcinta, iyo barbaarinta caruurta. Hadafka Haldoorka waa dhisida bulsho fayow oo caafimaad qabta. Bahda Haldoorka waxay aamin yihiin in caafimaadku yahay aas-aaska nolosha. Bahda Haldoorka waxaa ka go’an inay bulshadooda usoo gudbiyaan maqaallo cilmiyaysan oo si heer sare ah loo diyaariyay waxtarna u leh oo ka haqabtiraya aqoontooda caafimaadka iyo nolosha guud.